Dadka hilib dooro ahaan loogu soo dhoofiyo shimbirtaan waa dad hilibka xoolaha kalluunkii

avatar

Dadka hilib dooro ahaan loogu soo dhoofiyo shimbirtaan waa dad hilibka xoolaha kalluunkii oo fresh ah daqiiqad walbo heli karo 🇸🇴✅.

Hadaad hilib dooro ahaan aad ucuni jirteen hada kadib iska ilaaliya waa cudur aad gacantiina kudoonaten.

Qofbaa laga haaya lug dooro intaan madhameene mandhoow waa maxay waxaan.

Gaarsi kuwa hilib dooro ahaaan looga iibin jiray😁😁😁
1690808759744.jpg

1690808756140.jpg

Posted with STEMGeeks



0
0
0.000
1 comments